Deni oo Dib u Magacaabay golaha Maxkamada Sare oo ay saakay diideen Baarlamaanka Puntland

Wareegto goordhaw kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayuu mar kale dib ugu magacaabay guddiga Maxkamadda Sare ee Dowlad goboleedka Puntland. Dib u magacaabista deg dega ah ee guddigan uu sameeyay Madaxweyne Deni ayaa imaaneysa xilli goordhaw golaha Wakiiladda Puntland ay diideen in ay ansixiyaan golaha Maxkamasa sare ee Puntland uu … Continue reading Deni oo Dib u Magacaabay golaha Maxkamada Sare oo ay saakay diideen Baarlamaanka Puntland